Madaxweyne Qoor Qoor oo laga yaabo in uu ka laabto Guddiga Doorashada uu Magacaabay(Sawiro)

Musharaxiinta shirka uga socday Muqdisho gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa markii uu soo dhammaaday wajiga labaad ee shirka uga socday Muqdisho waxey si toos ah u aadeen si shir ay habeenkii labaad Muqdisho kula yeelanayaan madaxweynaha Galmudug. Xubnaha la shiraya, Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, waxaa hor kacaya Xasan … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo laga yaabo in uu ka laabto Guddiga Doorashada uu Magacaabay(Sawiro)